#1 ZAAD Automation App

App-ka forward waxay ku sahalaysa inad si fudud lacagahaaga dollar ka ugu wareejisid account kale.

Forward App
Hoos ugu Dhaadhac

Tirooyinka Naga Sheegaya

500+

Macmiil

10K+

Dhaqdhaqaaq

99.9%

Shaqeynayo

3

Khadka

Forward

Maxay Kaa Gaar Tahay Forward?

Nidaamka ugu casrisan lacag dirida

Xawaare Sare

Degdeg aya loo wareejinaya lacagtaada account-ki dookhaga ah.

Kalsooni

Lacagtaada cid la bixi karta ma jirto.

Fudud in la isticmaalo

Nidaamka wuxuu u qornaanayaa si fudud si ay uga faa'iidaystaan dadka kala duwan.

Dib-u-dir Otomatiik

Haddii diriddii fashilato, nidaamku si otomatiik ah ayuu dib ugu diraa.

Ogeysiisyo Degdeg ah

Waxaad heli dogtaa ogeysiisyo toos ah markasta oo macaamalku dhacyo.

Xogta Macaamalka

Arag dhammaan macaamaladaadii hore si faahfaahsan.

App

App-ka Qaabkiisa

U fiirso app-ka casriga ah

Screenshot 1
FAQ

Su'aalaha Badanaa La Weydiiyo

Haddaad su'aal kale qabtid nagala soo xiriir

Haddaad su'aal kale qabtid nagala soo xiriir Nala Soo Xiriir