Afar tallaabo oo fudud
Sida App-ka Loogu Shaqeeyo
Bilow isticmaalka Forward maalinta maanta — afar tallaabo oo fudud
1

Soo Dajiso App-ka
Soo dajiso app-ka Forward ee Google Play Store kadib ku dhaji taleefankaaga Android.
2

Samee Akoon
Diiwaan gali magacaaga, lambarka telefoonka, iyo password si aad u hesho akoon.
3

Geli Furayaasha
Kadib iska xulasho qorshaha kuu haboon, waxaad heli dogtaa furaha laysensa si aad u bilowdo.
4

Bilow Isticmaalka
Hadda waxaad si otomatiik ah u diri kartaa lacagta. Nidaamku wuu kaa qabsanayaa.